Liiska Shaqooyinka Yaryar
Codsiyada Liiska Shaqooyinka Yaryar waxa loo habeeyaa si ku salaysan hadba baahida loo qabo, marka shaqada ama mashaariicda ay noqdaan kuwo diyaar u ah qaybta shaqada ee aad codsatay.
Waa lagugu soo dhawaynayaa inaad hubiso heerka codsigaga wakhti kasta. PUD ayaa ku soo wargelin doonta marka codsigaaga la habeeyo ama haddii aan u baahanahay macluumaad dheeraad ah.



